DhoodimeerNews.com

Mon 23/10/2017

Wararka dhoodimeer News

 

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya oo kala ah madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam,
 
 
madaxweynaha KG Shariif Sheekh Aadan, madaxweynaha Galmudug iyo kan Hirshabeelle ayaa war ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya.