DhoodimeerNews.com

Mon 23/10/2017

Melbourne Australia, Wasaarada arimaha Dibada ee Somaliyed ayaa waxaa ay xil ka qaadis ku sameysay Yoonis Yasin Hashi Dhabayaco oo sheegen jirey in uu

 Melbourne Australia, Wasaarada arimaha Dibada ee Somaliyed ayaa waxaa ay xil ka qaadis ku sameysay Yonis Yasin Hashi Dhabayaco oo sheegen jirey in uu ahaa

Qunsuulka Guud ee Dawlada Fedraal ka Somaliya u Fadhiya Australia & New Zealand; Consulate General of the Federal Republic of Somalia

War naga soo gaarey wasaarada arimaha dibada ee Somalia ayaa waxaa uu sheegey in uusan wax xil ah u heyn Dowlada Federalka ee Somaliyed Yonis Yasin hashi oo horaantii sheegen jirey in uu yahay, Qunsuulka Guud ee Dawlada Fedraal ka Somaliya u Fadhiya Australia & New Zealand; Consulate General of the Federal Republic of Somalia

Sheegashada Yonis Hashi, uu sheegan jirey in uu ahaa Consulate General of the Federal Republic of Somalia, ayaa waxaa ay abuurtey is qabqabsi iyo kal sooni daro soo kala dhex gashey Somali community of Australia ugu danbeyntiina ku soo runtii loo arkey arin qabiil lugaha la gashey

Xilka qaadistaan ayaa waxaa ay timid kabacdi markii baaris dheer ay sameysay Wasaarada Arimaha Dibada ee Somalia la waayey cidii u magacowday iyo raad raac masuuliyadaan uu sheegtey Yonis Yasin Hashi.

Wasaarada arimaha Dibada ee Somaliyed yaa cadeysay in ay u soo magacaabi doonto si dhakhsiin ya ah Qunsul matala Dowlada Federalka Somaliyed una adeega Communitiga Somaliyed ee degen Austalia.

Waxaa kale oo ay sheegtey wasaarada Arimaha dibada Somaliyed in ay u badan tahay in qofkaasi qof ka mid ah jaaliyada Somaliyed ee degen Australia gaar ahaan Melbourne

Xil ka qaadista Yonis Yasin Hashi ayaa waxaa soo dhaweeyey dadweyne farabadan oo ku dhaqan wadankaan Australia oo runtii u arkey in uusan u qalmin Yonis Yasin Hashi, qabana karin wax xil h oo la xiriiri arimahah bulshada Somaliyed

(Fiira gaar ah, waxaa maalmahaan fooda innagu soo haya soo socda Qoraal dheer, Yonis Hasshi Waa kuma iyo intii uu joogey Australia???  

 

 

 http://dhoodimeernews.com