Sida lawada og soon yahay Degmada Buurtinle Waxay hoostagtaa Gobolka Nugaal Waxayna Kamid tahay degmooyinkii ugu horeeyey ee la asaasey xiligii dawladii hore Siyaad Barre Dalka ka talinayey, Waxay kamid tahay meelaha ilaha dhaqaalaha ugu badan ay kasoo galaan dawlada Puntlaand. Marka la eego xaga xoolaha nool iyo caanaha labadaba waxay kamid tahay degmooyinka ay [...]
March 20, 2012Read More