Dhamaan magaalada Melbourne Australia Somali Community, ayaa waxaa uu soo dhoweyn hayaa, Fiqiga Cusub ee loo doortey (Beesha Xrsi Farah) ee Cumar Mahamud,dhamaan hadaanu nahay dadweynaha Somaliyed ee degen magaalada Melbourne Australia, waxaanu soo dhaweyneynaa FIQI Bashiir Cabdulle Cusmaan ee loogu caleema saaray Fiqiga Beesha Xirsi Faarax Shirwac gobolka Mudug.
Dhamaan hadaanu nahay dadweynaha ka soo jeeda gobolada Puntland ee degen Melbourne, waa aanu soo dhaweyney Fiqiga Beesha, waxaana illahay uga baryeynaa, FIQI lagu nasto wacan oo waara allaha ka dhigo, anfacana dad kiisa iyo dalkiisaba
Bahda: http://dhoodimeernews.com