Recent Posts

Ganacsato iyo Maalgashadayaal Caalami ah oo soo gaaray Puntland

Ganacsato iyo Maalgashadayaal Caalami ah oo soo gaaray Puntland

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa maanta Madaxtooyada Puntland kula kulmay Wafdi isugu jira; Ganacsato iyo Maalgashadayaal Caalami ah,kuwaas oo u dhashay dalka China,xilli Puntland ay dhowaan Dhagaxdhigtay Kastam Ganacsi oo u dhaxayn doona Puntland iyo Itoobiya,isla markaana uu socdo dhismaha Garoonka Diyaaradaha...

Madaxweyne Dr Abdiweli Mahamed Ali Gaas oo la kulmay Madaxa Xafiiska Bankiga aduunka ee Soomaliya Mr. Hugh Riddel iyo wefti uu h6ogaaminayey

Madaxweyne Dr Abdiweli Mahamed Ali  Gaas oo la kulmay Madaxa Xafiiska Bankiga aduunka ee Soomaliya Mr. Hugh Riddel iyo wefti uu h6ogaaminayey

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-1-2015 aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa xafiiska Bankiga aduunka ee soomaliya Mr.Hugh Riddel iyo wefti uu hogaaminayey. Ka qeybgalka kullanka ee dhanka Puntland waxaa madaxweynaha ku wehliyey Wasiirka Maaliyada Puntland Shire Xaaji...

Bandhiga Buugaagta Prof: Dahir Cumar Cali Dayr, 31-01-2015 Flemmington Community Center

Bandhiga Buugaagta Prof: Dahir Cumar Cali Dayr, 31-01-2015 Flemmington Community Center

Waxaa dhamaan umadda Somaliyed la ogeysiin hayaa in ay ka soo qeyb galaan Bandhiga Buugaagta Prof: Dahir Cumar Cali Dayr, oo ka dhacaha Flemmington Community Centre 5PM-10PM 31-Jan-2015: Waxaa dhamaan laga codsan hayaa Somali Community Melbourne in ay ka soo qeyb galaan bandhigaan oo ah mid ay jeclaan doonaan dhaamaan umada Somaliyed: Xareedo Waa xidigta...

VIDEO) Maleyshiyaad kasoo jeeda Galmudug oo jidka u galay qalab ay lahayd hay’ada wadooyinka Puntland.

VIDEO) Maleyshiyaad kasoo jeeda Galmudug oo jidka u galay qalab ay lahayd hay’ada wadooyinka Puntland.

Pi Gaalkacyo) Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Tigay ayaa ku eedeeyay maleyshiyaad kasoo jeeda dhinaca Galmudug inay jidka u galeen qalab ay lahayd hay’ada wadooyinka Puntland oo loogu talo galay dhismaha wadada wadaagsin. Gudoomiyaha oo shir jiraa’id ku qabtay Gaalkacyo ayaa sheegay inay maleyshiyadu qaateen qalabkii hay’adu lahayd, kadib weerar...

Waa faladii Lagu Tageerayay Layla Abuukara Melbourne Australia:23:1: 2015′

Waa faladii Lagu Tageerayay Layla Abuukara Melbourne Australia:23:1: 2015′

  Waa  Xafladii Lagu Tageerayay  Layla Abuukar oo ah Gabadhii ugu horaysay  Ee is ku  Taagtay  jagada parlamaanka  Australia. Waxn Leenahay  Waa Waxa ku dayasho mudan Wax aay Layla Samaysay. Waana u hanbal yananay  dhamaan hadaan Nahay Umada Somaliyed. Ee Dagan Wadanka Australia. Waxan Ka loo u mada Celinaya in Aal intii Ka Soo qabgashay...

DAAWO: Dood aan waxba la isku reeban oo lagaga hadlay Federaalka xal ma u yahay Soomaaliya, P/Land iyo Dowladda Somalia yaa gardaran:

DAAWO: Dood aan waxba la isku reeban oo lagaga hadlay Federaalka xal ma u yahay Soomaaliya, P/Land iyo Dowladda Somalia yaa gardaran:

Waa doodi Rooyal Tv ee london oo aan waxba la isku reeban iyo Abwaanka faarah murtile oo runta u sheegay hasan culusow iyo taageera yaashiisa Somali kala geeyay oo qaswada yaasha ah kuna bahobay  Cadaalad...

Daawo sawiro Madaxweyne Xigeen Camey oo booqanaya Xarumaha Dowlada ee Degmada Buuhoodle

Daawo sawiro Madaxweyne Xigeen Camey oo booqanaya Xarumaha Dowlada ee Degmada Buuhoodle

Madaxweyna Xigeenka Dowlada Puntland oo maalmahaan booqasho ku marayay Gobolka Ceyn ayaa maanta booqdey Xarumaha Dowlada ee ku yaal Buuhoodle, Waxaa Madaxweynaha weheliyey MAsuuliyiinta Gobolka iyo kuwa...

Faysal  Wareebe,  gaal Ingiriis ah , ayuu dhabarka  ku qaadi jirey.

Faysal  Wareebe,  gaal Ingiriis ah , ayuu dhabarka  ku qaadi jirey.

1885tii,  ayaa Gumeysigii  Ingiriisku  markii u horeysey    soo cago dhigtay  magaalada  Berb bera , ka dib markii ciidmadii boqortooyadii Cismaaniyiintu   markaas ka  hor halkaas ka bexeen.  Ninkii caddaa  ee magaalada  xaakimka ka noqday  xilliga  xagaaga   oo magaladu  kulushahay,  Axad  kasta wuu ka bixi  jirey , wuxuuna maalin-joog ...